C.H (ingiriis: B.C ama Before Ciise) loo soo gaabiyay "Ciise Hortiis" waa wakhtiga taariikhda ka horeeysa wakhtigii dhalashada Nabi Ciise (c.s). C.H waxaa lid ku ah C.D oo ah "Ciise Dabadiis".
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=C.H&oldid=142483"
