VOOZH about

URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Ilmo

⇱ Ilmo - Wikipedia


Jump to content
Ka Wikipedia

Ilmo

👁 Image
Ilmo hada soo dhashay.

Ilmo (ingiriis: infant) waa dhalashada noole ilaa uu ka gaadho qaangaadh. Ilmaha dadka wuxuu ku qaangaadhaa 15 sano marka diinta Islamka la raacayo, laakiin wadanada reer galbeedka ilmuhu wuxuu ku qaangaadhaa 18 sano.



👁 Image
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.