VOOZH about

URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Nin

⇱ Nin - Wikipedia


Jump to content
Ka Wikipedia
👁 Image
Sumadda ninka ama calaamada

Nin waa Labka (astaan: ♂), marka oo qaan gaaray. Wixii 15 ka ween, waa nin. waxaa kale oo lagu aqoonsan karaa.. marka oo shuun yeeshto. ama shaarbo iyo gar la soo boxo. Farqiga weyn uu ninka kala duwan yihiin dumarka waa guska iyo xiniinyaha.