Reer Guuraa (ingiriis: nomadic people) waa dad xoolo dhaqato ah oo inta u badan u guura kolba meesha cows, biyo iyo dhuldaaqsiimeed fiican leh. Inta u badan bulshada Soomaalidu waa reer guuraa hadba ula guura xoolaha meesha roob ka da'o. Miyiga fog ayaay u hayaamaan, nolosha dadka iyo duunyada ayaa kuxiran in reer guuraagu daaq iyo doogsin u doontaan meelaha roobku kada'ay.
Waddanmah tiroka reer guuraa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- 👁 Image
Afghanistan 1.500,000+ - 👁 Image
Saudi Arabia 20,000+
👁 Image
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Reer_guuraa&oldid=227786"