Salaada: Waa tiirka labaad ee shanta Tiirarka Islaamka waana laf dhabarka diinta. Waxaa la tukadaa Salaada Subax, Salaada Duhur, Salaada Casir, Salaada Magrib iyo Salaada Cishe.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Salaad&oldid=237525"
