Gabadhan dhalinyarada ah oo asal ahaan ka soo jeedda dalka Turkiga haysatayna dhalashada Mareykanka, waxaa lagu xusuusan doonaa inay ahayd qof naxariis badan, dhiirran, go'aan adag leh, una halganta xorriyadda iyo caddaaladda Falastiin meel walba oo adduunka ah.