VOOZH about

URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Gambia

โ‡ฑ Gambia - Wikipedia


Jump to content
Ka Wikipedia
๐Ÿ‘ Image
Alanka Gambia

Gambia ama jamhuuriyadda Gambia, afrika. waa mid ka mida wadamada ,galbeedka afrika wadankan bari galbeed iyo waqooyiba waxa ka xiga wadanka Sinigaal waxa dhexmara wabiga ganbiya kaas oo ku shuba Badweynta Atlaantik