VOOZH about

URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Mozambique

⇱ Musanbiig - Wikipedia


Jump to content
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Mozambique)
Jamhuuriyadda Musanbiig (so)
República de Moçambique (pt)
République du Mozambique (fr)
👁 Calanka Musaanbiiq
Calan
Qaarada Afrika
👁 Location of Musaanbiiq
Location of Musaanbiiq
Caasimada Maputo
👁 Image
Musaanbiiq


Musaanbiig ama jamhuuriyadda musanbiig (Af-Bortuqiis Republica de Moçambique) waa wadan oo ku yaalo koonfurta bari ee qaarada Afrika. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada kala ah Tansaaniya oo ka xiga woqooyiga,Malaawi iyo Saambiya oo ka xiga woqooyi galbeed,Simbaabwi oo ka xiga koonfur galbeed, koonfurta hoose neh waxaa ka xiga Koonfur Afrika iyo Swasiland. Wadankaan caasimadiisa waa Maputo.

👁 Image
Conselh municipal de Maputo

Waddanmha La Degaaan Mozambique

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Musanbiig.

sido kale firii

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
👁 Image
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.