VOOZH about

URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Tunis

⇱ Tunis - Wikipedia


Jump to content
Ka Wikipedia
Tunis
تونس / Tunes / ⵜⵓⵏⴻⵙ
Caasimad
WadanTunisia
DowladTunisiya
Dadkii ugu horeeyayQarnigii labaad Ciise Hortii
Waxaa aasaasayBerbers
Dawladda
•Duqa magaaladaSeifallah Lasram
Bedka
•Caasimad
212.63km2 (82.10sqmi)
•Metro2,668km2 (1,030sqmi)
Joogga ugu sareeya41m (135ft)
Joogga ugu hooseeya4m (13ft)
Dadka
(2014)[1]
•Caasimad
1 056 247[2]
•Cufnaanta9,406.01/km2 (24,361.5/sqmi)
Magaalo2 294 547
Metro2 643 695
Magaca dadkaTunisois
(Af Carabi: تونسي, Tounsi)
Aagga waqtigaUTC+1 (CET)
Postal code
1xxx, 2xxx
Calling code71
Koodhka ISO 3166TN-11, TN-12, TN-13 and TN-14
geoTLD.tn
WebsaydhkaTunis City
👁 Image
Muuqaalka Tuunis ee cirka sare

Tunis (Af Carabi:تونس) waa caasimada iyo magaalada ugu weyn wadanka Tunisiya ee Waqooyiga Afrika. Caasimadani waxaa ku dhaqan dad tiradeeda lagu sheegay 2,700,000 qof waxayna dhinaca ku haysaa Bada Midatareeniyanka. Tunis waa caasimada dalka Tunisiya.

magalada tuunis waxa lagu yaqana iney marin u tahay tahriibyaasha africa oo u baqoola qaarada yurub waxay juqaraafi ahaan magalada tuunis u jirtaa wadanka maalta wax ka yar 200m wana wadanka ugu wadamada africa wadanka talyaaniga magalada dadka ku nool waa dad ixtiraam badan soo dhaweyn wanagsan u sameya martida soo boqota wadankooda waxan ahay garsoore caalami ah kana mida garsoorayasha africa ee kubada cagta mar aan boqday tuunis aad ayey isoo jiidatay dhaqanka iyo qaderinta dadkoda ali mohamud mahad somalia

  1. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named ins
  2. Recensement de 2014 (Institut national de la statistique)
👁 Image
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.