VOOZH about

URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Aabe

⇱ Aabe - Wikipedia


Jump to content
Ka Wikipedia
👁 Image
Aabe iyo gabar

Aabe ama Aabo (Af Carabi:أب Af-Taliyaani:padre Af Ingiriis:father) waa waalidka labka ah. Waa odayga ama ninka hooyoda

Aabe waxaa la dhahaa ninka dhalay caruur ama ka dhalay hooyada. Aabenimada waxee imaan kartaa oo kaliya markii aad guursatid oo manida shahwotid oo caruur dhashid.Dhaqan ahaan marka laga hadlaayo soomaalida aabaha woo shaqeeyaa, hooyada neh ilmaha ee korisaa, laakiin qarnigaan aa ku jirno hooyada iyo aabahaba wee isla shaqeeyaan. Aabe waxaa lagu noqon karaa da' yar.

Waalidku waa inay carruurtooda sharciyada Ilaahay ku koriyaan.

Sida loo Noqdo Aabbe Wanaagsan: 1. Waqti u Samee Qoyskaaga, 2. Aabaha Wanaagsan Waa Xiriiriye Wanaagsan, 3. Sii anshax jacayl iyo ammaan, 4. Jeclow oo ixtiraam xaaskaaga, 5. Codso Xikmadda Waxtarka leh ee Ilaahay,

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Fathers.
Xubanaha Qoyska
SeeyOori
HooyoAabo

IlmoWalaal
AbooweAbaayo

Balaadhinta Qoyska

Ilmo adeerIlmo abti
AdeerAbti
EedoHabaryar
AwooweMocooyo
AbkowAyeeyo

Lamaane-inko

SeeyXaas

Waalidka Kowaad

HooyoAabo

Waalidka Labaad

AdeerAbti
EedoHabaryar

Waalidka Sadexaad

AwooweMocooyo
AyeeyoAbkoow

Waalidka Afaraad

SodogSodoh

Walaalaha Kowaad

AbooweAbaayo

Walaalaha Labaad

Ilmo adeerIlmo abti
Habarwadaag

Walaalaha Sadexaad

SeediDumaashi

👁 Image
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.