Seey ama Sowj (carabi: زوج; ingiriis: husband amxaari: ባል) waa ninka iyo aabaha qoyska. Seeygu waa ninka qaba naagta xaaska ah isla markaana aabaha u ah caruurta, ilmaha iyo ciyaalka reerka.
Ninku waa inuu naagtiisa jeclaado. Ninku waa inuu reerkiisa hoggaamiyo. Ninku ma ahan inuu naagtiisa xumeeyo. Sinaysiga qofka xaaska ah waa wax xun. Ninka hal naag keliya buu qabi karaa, naagtuna hal nin keliya bay qabi kartaa.
👁 Image
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Seey&oldid=275359"