Adeer
Adeer ama Adeero (ingiriis: uncle) waa walaalka ama abooweha qof aabehiis. Si kale hadaan u dhigno, adeerkaa waa aabaha walaalkii, ina adeerkii, ina abtigii iyo qof walba oo aabahaa qaraabo yihiin. Dhinaca kale, gobolo badan oo dalka Soomaaliya ka mid ah, adeer waxaa sidoo kale loo yaqaanaa ninka hooyo dumaala ama guursada.
Qoraalo La Mid Ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
👁 Image
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Adeer&oldid=220875"